Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Xubno guddi ah oo wax ka qabta Dhibaato taagan
Madaxweynaha ubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shan xubnood oo kamid ah Xukuumada u magaacabay guddiga gurmadka fatahaada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Xubnahan guddiga ah uu magacaabay madaxweynaha ayaa ka shaqeyn doona sidii loo caawin lahaa dadkii waxyeelada xooggan kasoo gaartay fatahaadyadii ka dhacay degmada Baardheere.
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed